Sida aad ugu barateen Shirkadda Tarjunta Aflaamta kala duwan & musalsalada ee Fanproj Productions & Entertainment musalsalada xulka eh ee ka yimaada shacab weynaha Somaliyeed dalabaadkooda, Musalsalkan la magac baxay NOLOSHEYDA Waxaa idiinku tala galeen daawashadiisa ASAL24 TV waxaana idiin fududeeyay Fanproj Media Productions qeybtiisa musalsalada ee www.fanprojplay.net
Please noloshayda qaybta 14aad iyo 15aad noosoo geliya hada shan casho ayaan sugeynee
Pleas filim hindi caadi ayaan rabaa saan ku heli karaa