Safiirka Gabadhiisa Part. 1
In this video
You Might Be Interested In
Comment (76)
Comments are closed.
Filming of Sefirin Kızı series, which will tell an epic story in the Aegean, began on Friday, October 25 in Muğla.
Seferin Kizi will be directed by Emre Kabakuşak. Most recently, Emre Kabakakak is a director in the series ” Sen Anlat Karadeniz ”.
Star TV 2019-2020 new season will be published for the ambitious series Sefirin Kızı .Ayse Ferda Eryilmaz and Nehir Erdem duo who are the screenwriter of Sen Anlat Karadeniz series will write the script of Sefirin Kizi series which will be screened with a huge production in the partnership of O3 Media and NGM Media.
Sefirin Kızı series will be shot in Muğla region and a solid love story of two young people named Sancar and Nare will be told. Engin Akyürek and Neslihan Atagül will play the leading roles in the series.
Handsome actor Engin Akyurek will shine in the new season of “Sefirin Kizi” series. The actor will play Sancar Efeoğlu.Sancar is a very stubborn and fearless man who loves horse riding.
Nare is a beautiful girl. Nare and Sancar, who loves to ride very much, are connected to a great love, but soon after the separation, something happens..
Comments are closed.
Waaw musalsal iga dheh Safiirka Gabartiisa Omar & Nihan (Sanjar & Nare)❤️❤️❤️❤️
Woow
Yac maxaad naagtan noogu dhiibteen codeynta Nihan ama Nare kuma nuureyso Jaceyl Indho Maleh aan usoo nacay kan ma iga daba keenteen shit aaway Maryan Cali iyadoo ku mac kusoo baxeyso markay u hadleyso waxaaba loo maleeya Nihan ama Nare oo afsoomaali ku hadleyso
War somalidu af dheera war waxa laso turjumo isga daa ee isga daawø uun codga hooyota lama lee daawø haday dantu ku tiri
Wwwww sefirin kizim inpa cdi mahn wku hyztaa muzzlkn nola zooo dhqzada hda turki ahan 3 ayuu maryah
Masha allah engin iyo neslihan is back
Www inaba caa mahan safiir gabadhiis wuu shidan yahay
Iimaba firmayee famproj maxaan khaldayaaa
Safiirka Gabadhiisa iyo Codadka Fanproj yaa iska helaba
I love Codka Cadifitaax
Sefirin Kizi Waa Musalsal Xul ah, Labo Qof oo aan Caadi eheyn ayaa wato Filmkan,
Omar iyo Nihan
Caawa Wa habenkii koobaad ee 2020
Sannadkii noo hagaagee noqo loo hanwey yahay.
Codeenta kuma qancasni kuwa leh dhamaan Hal qof baa wada qoray Waan ku Qanacsan Nahay Codeyntan
Bahda fanproj wxn Idin ka cod saneya inaad lasoo cararataan Qaybta 2aad
#HappY New Year 2020
Alla Idin Jecliyaa waa Musalsal aad u macaan waad ku Mahadsan tihiin
Fanproj macaamiisha dhan waxay rabaan in Musalsalka Deg deg loo sii daayo kusoo dhaqsada
Maryan ali baan dooneyna aktarada nehan inay u fasirto iyada mac sokor lagu daray ku ah codeynta aktaradaan nehan
Maryan ali nogu dhiba codkale maku sobaxeso nehal ayaan ku nacy codkan plz
Walal ubax maxaa ku dhacay so daya
Wa .usalsal ka jaliya o badali karo kamal iyo nehal nogu so dhaqsada fanproj Ilike U
War arta riishada hanaga caynin codka nehal way kuso baxaysaa waliba ayada logu tala galay keep going my lovely actress lpng life Mahadsanidiin Bahda Fanproj
Inaba caadi ma ahan musasalkaan waanba kuhaystaa
Gabadhaan codkeeda nihal way isku soo baxaayaan jaceyl indho maleh ayay isoo jiitay Thanks Horey u soco abaayo
Pls reer fanproj actor ka iyo atariishada Cabdifitaax iyo zuhuur noogu dhiiba waa haddii taagerayaasha codsigooda loo tixgalinaayo
cogda nihan waa OK fadlan fanproj honey usocda midakale #ubax@ nosodaya mahadsanidin
Musalsalka dil hi toh hai please nosoturjuma
plzzzzzzzzzzz musalslka full ksoo dhiga waan dhararaynaaye plzzzzz safiirka gbdhiida plzzzzzzzz full greeya
Hal cinwaan uun baa la wadaag dadkoo oo idinl weligey koman kama soo bixin ee fadlan maryan ali kuso celiya nihan codkeda plz plz plz
fanproj ma film cusub no bilowdeen awalb kuwi hore nagu dhibteene
Wooow fanproj cadimaha wlhi flmka wa arky dibada ku hayay markan hallah ku arky wa ku farax thank u walhi guys horta u socda wa naga farhisan hadanahay dadka ni igu xrn shgrn wllyalwalhi no sidah ah plz
Wwwww safiirka sosodyy
Asc wr wb walalayaal xage ka heli karnaa aso dhamaystiran idinko raaliay
Gorma so deynisin marka
Nehan atirishada turjumeyso wey kusoobexeysaa dadkaan afka dheer nacay
Omer taagero weyn uyahy filmki qarash iyo qiumo jaceyl bartiisa dhigey kana kama shaki qapo ee gorma lasoo galinayaa
Mhad sanidin kun iyo kow jeer mhad sanidiin fanproj nosoo bobsiya kurulus osman iyo kara sevda
fanproj wan idin jelahay dhamantina walalyal cod macan oo kala duwan aa nogu turjunten mahad sanidin lkn ani waxan jeclahay musalsalka farixa iyo amiir noso turhuma wa codsi
fanproj wan idin jeclahay dhamantina walalayal cod macan oo kala duwan aa nogu turjunten mahad sanidin lkn ani waxan jeclahay musalsalka farixa iyo amiir noso turhuma wa codsi midkasto wan ka dawada fanproj 5 sano an wahel ka dhiktay san udawanayay cidlaba ma daremo
Walalyalo icaawiya mwa ii shaqeenayo mxa kaqaldan
Waxman uu malayan ineytahay Wallace marks uu gu dulqadta quote dhaheeyso vodka was nacay walahi aniga aad Waxman uu jeclahay quota uu firsirto riyan
eshcalaa musalsal wllhi qeybta 2 goorma ayuu soo galayaana????
Codsi wayeh qeybta 2 ciyow no so giliya bahda fanprojplay
Kurulus osman full kasoo dhiga waa codsi mhd sanidin fanproj
Codka nihan weey kusoo baxaa gabadha codeeyneeysay. Mana xuma pls saan ku daaya. Anigaba markii loo dhibaaye qeeybtii hore ee jacey indho maleh codeynta nihaan waan laqabsan waye laakin maalma kadib mac ayeey ku, noqotay waana ku heesanaa . Mahadsanid fanproj.com cimri dheer iyo caafimaad allaha niisiiyo
Wlee manta wuu iga ooysiiyay masalkaan inama caadi aha please please noo dhameeya filkn oo ha hagu jarin isaagoo dhexda maraay ha ka taganin please ❤❤❤❤❤❤❤❤
Engin atoorahan fanproj waaba iska jecel yihiin ilaahay amarkiis
Asc fanproj maxa ku dhacay musalsal ma ii soo degayo
Asc fanproj maxa ku dhacay musalsal Video ma ii soo kacayo
Musalsalkan NIYAD Jab ima furmaayo maxaa khaldan please iisheega
Nare ama Nihan jiliin ayaa ku dhamaaday way iga oohisay qeybta kale aanba sugi la’ahay Thanks Fanproj
Naga soo da’aaya filmka qaybtiisa 2aad
Wllk bisha waxeey marasaa 5/janu/2020 aawaye kuwiikale safiirka gabadhiisa please soo daaye
Waanka helay musalsalkan ♂️⚘
Anakoon Necbayn Bahda Fanproj Ixtiraam Badana u Hayna Waxaa Ila Wanaagsan Inaad Taageerayaashiina Tixgalisaan.
Codeynta Atirashada Waa Caadi Wayna Isku Soo Baxayaan Balse Atooraha Iyo Codeyntiisa Iskuma Soo Baxayaaan Fadlan Atooraha Shaqsiga Codeynaya Hala Badalo Iskuma Nuurayaan.
Tixgalinta Taageeraayaasha Inaad Qiimaysan Way Wanaagsantahey Hadii Aan Dhahney Atooraha Iyo Qofka Codeynaya Iskuma Soo Baxayaan Ma Aha Inay Xumaan Naga Tahey Ee Naga Badala Fadlan.
Bahda Fanproj idin jecliyaa Cumar ama sanjar Cabdifataax Alfaghi say isku soo baxaayan kaalay iska arag waaba la Isku tala galay asaga lee hanoo codeeyo atooraha Thanks in badan
aaway qeybtii 2 Aad aan idinka sugeynay mise 10 kiii bari aaa hal Qeybta ahh bishiina 2 Qeyb iskadheh
Fadlan xalqada 2 kusoo naqsada wn sugi la’nahey♥️♥️
Fanproj noso daya qaybta labaad ee gabadha safirka
Away safiirka gabadhisa wan sugena fanproj
fanproj waad dadaasheen laakiin intaan ka hormariya turjumadiina. cause waxkasta sida ay usheegayaan luuqadoda uguma shegosin afsomali ahaan. sida 2:07:44 cml. thanks
Xalqada lawaad maxaa ku dhacay bahda fanproj
Gabarta Safiirka waan ku heystaa waa best musalsal
Fanproj plz xalqada 2aad inoo soo dayaa teda kalana gabadhan codkeda naga badala Jaceyl indho malaha aya ku nacnay ee fadlan Maryan Cali Shimbireey noogu badala wa hadad codsiga dawadayaasha tixgilineysan adinkoo mahadsan.
kaalay mxaa niga qaldan sadiirka gabdhiissa aaway
Caadi mahan wlhi
Away qaybtii 2baad
mxa ku dhacyana filma oo lo zo dayn waayey fanproj zo yaadayee filmka oo hindina naga daya nio
wllo ma nosodaysan xilqada 2aad plz
Niyow Waad la ragten qebtii labad ee la so dhakhsada idin ko rali ah bahda Fanproj please hurry up
Qaybtiizi kale meeday deh
Qeybtii kle mee waad na so raajisene Dee wllo
Qeybtii kle mee waad naga so raajisene Dee wllo
meel xun ayuu ku goay shiid plz labo 2 qeeb u so galiye
noo soo siidaaya qaybta labaad
Aad ayaad ula raagtaan lkn waa iga gadanyahay
Asc dhamaan asxaabta fanproj waan salaamayaa
Waxaan idinka codsanataa musalsalka yemeni inaad noosoo daysaan
Plis ino so daya musalsalka
Wwwww wan ka helay