Safiirka Gabadhiisa Season 2aad Qaybtiisa 18aad Nare, kızı Melek’in velayetini alıp memleketten gitmeye karar verir. Sancar’ın baba olmaya hazırlandığı bu memlekette, artık ne Nare ne Melek için yer yoktur. Elvan’a da Efeoğlu erkeklerinden uzakta yeni bir hayat teklif eder; ‘bizimle gel, üçümüz yeni bir dünya kuralım’ der.
Fanproj Thanks waxaad nosoo turjuntaan musalsalka xalay bilaawday ee (iyi günde kötu günde) inaba caadi ma ahan wax kale waaye waxaa wado aktarada caanka ah ee Defna ama Zeynab ee jisay musalsalada kala ah Jaceylkii Kirada iyo Isku dhac shil
Musalsalka guusha maxaa kudhacay mawa iishaqeynayee
Gudaha maxa ku dhacay aniga ima soo baxayo wayna yaalin error ayuu sheegin
Filimka gudaha maxakudhacay
Masuslakii gudaha maxa dhaceya maa format 15 __19
mxa ku dhacay filinka
i want lost of eries.
Noo soo daaya please
Ilaaa hda minaa sodeyn mxa jira
Qeybta filka dhan sodha meystira mhd snidiin
Safiirka gawadhiisa maxaa kudhacay walaalayaal iyo miraan
Safiirka Gabafhiisa mxaa hakad kaliye
Asc walal musalsalka
Plz safiirka gabadhiisa maxa ku dhacay 18
Safirka gabashisa maxa kudhacay qaybti 19 away
Wallalayal maxa hakad geliyay safiirka gabadhiisa sida caadiga wuusocda lkn afsomali ahan maxa uso turjumo wesen plz noso turjuma idinko raali ah
maba shaqenayo.
Fanproj bilahan odhn wa nagu silcisah musasalda plz nosadaya
Safiirka gabadhiisa ma shaqaynayo maxaa ku dhacay
Awa safirka gabadhisa 19
Gabadha safiirka soo daaya deee qaybta 19naad
Aawi safiirka gawadhiisa 19 23 noosoo daaya please
Safiir ka gabadhiisa 19 soo saa plz
19
Aar safiirka gabadhiisa mxa haysta dee season 2
fadlan safiirka gabadhiisa qeybta 19aad noo soo daaya
fanproj janelka dhn jihaduu kawareersan yhy teda kle musalsldi dhnba waa silac iyo saxriir 2bilbo waxyr ayad noso dhigesan plz safiirka gabadhiisa iyo miiran iyi riyaan nosodaya
War safiirka gabdhiisa meeday 19 fanoroj waa nadaalisen sa malinkasta uso raadineenay no so dhakhsada khayr qaatoo
safiirka gabadhiisa noo soo daya
Musalsalkan Safiirka Gabadhiisa laga bilaabo qeybta 37aad waxaa hogaamiya ka noqoneyso atariishada nambar 1 ugu heysato wadanka turkiga ee Tuba Buyukustun ay soomaalida u taqaano Lamiis ama Caasi tan kale waan ka xumaay Neslihan Atagul ama Nihan ama Nare xanuun dartiisa ayay ugu baxeysaa musalsalka xaga ilmo galeenka ayaa laga haaya isbitaal ayaa la dhigay allah caafiyo, sidaas darteeda ayaa Tuba Buyukustun ama Lamiis loogu badalaaya
Please nosoodaaya safiirka gabadhiisa iyo musalsalka Ubax idinku mahadsan
Neslihan Atagül ama Nare left ayay ka qaadatay musalaalka dhanka caloosha ayaa laga haaya masii wado karto marka waxaa buuxisay booskeeda Tuba Büyüküstün oo ku mataleyso magaca Mavi
Wan ka xumahay nihan ama neslihan way bogsan inshallah
Teeda kale waxan sugaynay muddo badan illa iyo bishi sebtember safiirka gabadhiisa qeybta 19aad
Weliina wan sugayna reer fanproj maxa dhacay
Wan niragsanay runti
Malin walba wan fiirina si oon uu ogano waxa jira ino sheega
Waa mahadsan tihin Fanprojplay.net