Safiirka Gabadhiisa Part.3
In this video
You Might Be Interested In
Comment (59)
Comments are closed.
Seferin Kizi will be directed by Emre Kabakuşak. Most recently, Emre Kabakakak is a director in the series ” Sen Anlat Karadeniz ”.
.Ayse Ferda Eryilmaz and Nehir Erdem duo who are the screenwriter of Sen Anlat Karadeniz series will write the script of Sefirin Kizi series which will be screened with a huge production in the partnership of O3 Media and NGM Media.
Handsome actor Engin Akyurek will shine in the new season of “Sefirin Kizi” series. The actor will play Sancar Efeoğlu.Sancar is a very stubborn and fearless man who loves horse riding.
Nare is a beautiful girl. Nare and Sancar, who loves to ride very much, are connected to a great love, but soon after the separation, something happens..
Comments are closed.
Nare & Sanjar
Wanugu dahisen fanproj muzzlkn zoo dayntiza ilaaa grme xayyziz kliyeto nozo dhigy ziin
war noosoodaaya mzlzlka plz mxaa waye mdawgane
I love this musalsal gabadha safiirka❤️❤️
Atariishadan Nehan ama Nare gacan ayaan u taagay jiliinka say u taqaano kaalay iska arag boqorada jiliinka ayay qaadi doontaa sanadkan insha allah
Fanproj zemheri noo fasira wiil yar meesha aad nogu soo deysen zemheri baa fiicneyd bolum 1 bu maraya zemheri macaan waaye
Asxbta plz noso daya Zemheri
farahzan hassan
Jacayl indho male mxaa uhaysatan
Bahda fanproj play musalsalkan waxan sugaynay malinka jimcaha lkn idinka manta xita maba noso gilinosiin maxa idnku dhacay yaqeey
Safiirka gabartiisa wuu iga gadan yahay
Noso tuurjima zemheri
fanproj mosalsalka cusub zemher noo soo turjun.Mosalsalka wiilka yar saa marax blease anta daawaday jaa mosalsalkii turki ugu maraxsanaa .Nagadaa blease.
mosalsalka xa yeesiint idiin saaran .mafiicno nagadaaya wiilka yar aadhaheesiin waa marax.
Zemheri nosoo turjuma fanproj plzz
noo soo dhiga de
qeybta saddexaad
Plz walal yaalow nasoo daaya musalsalooyinka plz waa iga codsi thanks
I love musalsakan
waligiinaba cod kayaga ku shaqaysiin hada nahay shacabkiina anago idinka coddanayna inaa noso daysaan musalsalka cusub ee zemheri wa cidsi dadko dhan kawada socda marka no tix galiya sa kuwan iyo kuwo horeba naogu sharafteen anaga agtayada shar aya idiin taalo waxa rajayna ina jawab nasiin doontaan wa mahadsantihiin
Waaaw musalsalka zemheri durba dadbaaba ila daawado aso afturki ah aan halkan ugu jeedo codsiyadoda fanproj bal macaamishina codsiyooda u tixgaliya 1000 jeer ayuu mac yahay musalsalkaas cusub ee zemheri ama ayaz & firuza
Inte laga fiirsadaa zemheri maxaa lagu qoraa iso shega asxaabey?
Maxa khaldan manta safiirka gabadhiisa 3 iyo jacayl indho maleh 57 ma haynee
Musalsalada turkiga kuli fanproj noo codeyneyso maxay la mac yihiin xiiso aan dhamaaneyn ayan u qabaa love turki musalsal
Labada aan ugu jeclahay maad iso deysaa wekandhiga la aantiis manasan hadaanan daawan jacel indho malahan iyo safiirka gabadhiisa
Soo daayaaaa
Maxaa ku dhacay videogaö
Asc dhamman bahda fanproj series please zamheri nosoo turjuma
Pls no turjuma zamheri wan ido mahd
san pllll
Away jaceyl indho maleh fanproj
Zemheri no so turjuma wan ad iyo ad macan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
fanproj musalsalda wad isku qasten wa in aad waqti u kala yeeshan wayo kuwa cusub maxaba so turjuntan kuwi hore anba idinka lanahee
Fanproj wax rabna filmakii safiirka gabadhiisa maxa ku dhacay waan sugaynaye iyo filmka wiilka yar labadaba noosoo daaya please
Fanproj la’aantiin abaar waaye jadwalka aad ku socotan aanba idin ku jeclahay musalsalka Wiil Yar maalinta isniinta ka dhiga jadwalkiisa
Gabarta safiirka❤️❤️Nare❤️❤️
Hedhee maxa idinku dhajiyey musaselka cusub e wiil yar
Ax ya jacayl runti wan ilmeynaya waxa fcn 2 qof is jecel in ay is aminan waxa iso martay qiso jacayl mida ugu xanunka badan waxan kaso tagay qofki dunida an ugu jecla asago ee ilmeynaya September tarikh 2 /2018
FANPROJ MOSALSALKA WAXAA MACEYNAAYO SAA U FASIRTEEN CODAD QURUXBADANNA WAA KEENTEEN QAASATAN WIILKA AMIIR U FASIRAYAY Kara Sevda OOHADANA UTURJUMAYA KIDHIIS .CAADI MAAHAN WIILKA CODKIISA IYO HADALADA SEE UGU DIYAARSAN YIHIIN.
fanproj nagdah ciyaartaah Jecyl indho mleh ma no so deysaan
War inoo so daye dee wa maxaey san
wll noo soo turjuma zamheri pleas
Maxaa kaqaldaan small waye markaa ladaawanaayo sidokale it’s not clear
Walal jaceylka indho ma leh aaway plse nasii daaya waa codsi
ilaahaa idinku dhaarshee xalqda 4aad ilaa isniinta maan sugynaa ala noola soo dhaqsada plzzzz xiiso waali ngu hysaaye
asc bahda fanproj
Fanproj filimanta masoxadan secml.half baad kadhigteen,clearna maaha
fanproj aad baad u mahdsan tihin
flimada aad so fasirtaan waa wada xul
Nehan jiliin aa ku dhamaday taageero buuxda aan u ahay
Jacayl indho maleh maxaaaaaaakudhacayeeeeeeeeeey
Fanproj shaqadad haysan dhibkeeda waxaa dareemi kara idinka oo kaliya oo madareemi karo qof daawade ah oo cod quruxbadan dhagaysanaya.
Adinku nagama maarantaan annaguna idinkama maarano,waxa kaliya oo aan kuwada joogi karnaana isku dulqaad xageena iyo idinkoo baahiyaheena haqab tira,filimaanta halkan lagasodayo waayahn waxay wada noqdeen turky,waana wax aymudteen in filimantoda saa loojeclado,saasoo ay tahyna waxad moda in filimantii oo dhan jacayl kaliya kadhigteen,waxaa jira filiman turky ah oo jacayl iyo action isku jira,qaar wadaniyad kahadlaya iyo qaar kaloo badan.
Hadan hadalka sokobo waxan fanproj idin leyahy dadka hala iskuwado.
Codsi
Waxaa jira filim cusub turky gil gilay oo hadda turky qaybtisi kowaad lagadawady oo jacyl iyo action iskugu jira waxaana ladhahaa RAMO filimkas isha kuhaya oo soofiriya waa Hit
(RAMO)jacayl iyo action
The series will focus on the conflict between the two families and a great love that will flourish between this struggle.
WAw qofkan commentigiisa u dambeeyo maskaxdeyda miyuu ku jiraa Fanproj waa run Ramo noo soo fasira caadi ma ahan 6 maalmood kahor ayuu ka bilawday caalamka waxaa la yaab leh 6 maalmood gudahooda 5 million views ayaa ku daawaday qeybtiisa 1aad waxaana atooraha ka ah atooraha aan wada aqaano musalsalkii caasi atooraha ka ahaa ee Amiir
Ani wpka waanba kadawan la ahay ee halayga daba geeyo
Zemheri iyo Ramo 2pa mkala dhcaaan waan uwada codynay hdaanpq izku wda heli krno turjumdoda
Asxabey waxba ha is daalinina fanproJ commentiyada way delete gareysaa ramo iyo zemheri dadkii commentiga kasoo codsadeen commentiyadina badanaa way tirtirtay fanproj hahahahahahahahahahahahahaha
Gabadha safiirka malinta lasoo galiyo jadwal ahaan isoo sheega saan ula socdo plz
Wlahi zxp garan mayne ee arag goortii lasoo galiyo
Reer Fanproj KURULUŞ OSMAN Qeybtiisa 6aad nooma eeydan soo deeynin Waxaa nagu soo Celiseen Qeybta 1waad ee Fadlan dib u fiiriya ee naga soo saxa plz. Mahadsanidiin
MAsha allah Fanoroj thanks hada waad saxdeen HD macaan waaye mar walba saan lee nooga dhiga HD ama Fasiix saan caalamka ula socono
Code ku daawan karo maxaa waaye