This content is locked

Login To Unlock The Content!

Safiirka Gabadhiisa Part. 4

In this video

d love story of two young people named Sancar and Nare will be told. Engin Akyürek and Neslihan Atagül will play the leading roles in the series.
Handsome actor Engin Akyurek will shine in the new season of “Sefirin Kizi” series. The actor will play Sancar Efeoğlu.Sancar is a very stubborn and fearless man who loves horse riding.
Nare is a beautiful girl. Nare and Sancar, who loves to ride very much, are connected to a great love,

(Visited 48647 times, 3 visits today)

You Might Be Interested In

Comment (59)

  1. Fanproj musalsalka Wiil Yar aaway qeybtisa 1aad maba ugu jeedo webka inaad fiirsado aan rabaa meesha musalsalda sawiradooda qaaska ah kumaba dhagno inteen ka helaa please ii sheeg hadaan sawir ku arki lahaa meesha musalsalda ku dhagan yihiin maba idin weydiin laheen

  2. bismilahi war dadku deg deg badan qofwlba nosdaya ubaxa noso daya wilyar war mad iska sugtan mise samiraba malihidin

  3. Somalida wa dad yab leh shalay kurulus osman aya laso dayay xalay jacayl indho maleh part 57
    Ubax ama gabadha safirka cawa ama galabta walaso daynaya insha Allah marka dulqadka an badino

  4. Musalsalki aadka lojeclaadey ubax 28 qebihisa maxa losogalin layahay fanpfoj fadlan asxabtina idinku taxan commenti yaassha soqora tixgaliya ubax 28 nosohaliya

  5. ma sobaaxaayo safiirka gabadhiiso ee max ku dhacy waa naga codsi noso daaya waa filin ad umacane

  6. Fanproj please musalsalka cusub ee turkishkaa zemheri noo so daya please wxa wda wiilki isku dhac kujiray ee kariim waa musalsal aad umacan waa codsi

  7. Fanproj wa ku mahadsantihiin hawshaa bulshada u heysaan aniga waxan lasocdaa musalsalada macaan sida safiirka gabdhiisa/wiil yar iyo kurulus lkn ubax aduunka ugu necbahay

  8. Horta maxaad ciyow usoo deysaan isbuucan maad habeenkii soo deysaan markaas baan fursad heynaa sida turkida oo kale habeenkii soo daayo

  9. Musalsalka Wiil Yar wuu iga gadan yahay qeybtiisa 1aad ayaaba dab ah waxaan dhihi lahaa waa musalsalka musalsalkooda goormee waaye qeybtiisa 2aad aad ayuu u mac yahay

  10. Fanproj Taloyin bulshada idinku taxan ama idin jecel commentiuasha firmo haloyesho qof waliba musalsalka ubax ayu oswaydinaya sababta losogalin waayey plz nosgaliya asxabey fanproj

  11. Musalsalka Ubax ayaad ku waalaten mala socotan TVyada turkida in uu ka maqnaa 2 isbuuc saas darteeda ayaa loo soo deyn waayay marka khamiista soo socoto ayaa laso deynaa insha allah

  12. Waxan turjumidisa wakhti ayey qaadanaysaa isku xishooda dulqaadna yeesha iskana suga waa ogyihin ayaguba waxay Soo daynayan

  13. Dadkan waxba kama socdan miya filimka ubax isbuc ayu hawada ka maqna filimka wakhti aya la galiya sidad umakeyneysan ma ahan dulqad ka badiya

  14. Asc Fanproj play waan Idin Salmay plz ma igu cawen karatan safirika gabdhiisa asago Turkish ah melanan ka Dawadot

  15. Wll youtube ka mahelaysid lakin waxad ka dawan karka channelka uu ka socdo waxa ku qorta intan *star canlı* chrome,uc broser, melaha ku qor

  16. Ka dibna waxa ka dawan karta dhaman film turkish ah sida sifirin kizi, iyo wiilka yar iyo qarkalo badan dawasho wacan

  17. Daad yaho is ku xishooda fanproj waxay dhahaday ka fiirsada ubax qebtiisa 28 mogdisho cable marka yaa laa sugiin laba soo deynayo ma fahanteen waxay ku so qoran barata feesbook koda marka ya la sugiin plz ubux halka ayeey ku dhamaatey ka fiirsada mogadishu cable

  18. Musalsalada turkishka wadamo badan looma ogola youtubeka inay ka fiirsadaa block ayaa ka saaran maba arki arkaan asoo afturki ah sida Sefirin Kizi ama Gabadha Safiirka wadamada block-ga la saaray waxay u badan yihiin qaaradaha Aasiya iyo Afrika wadamada ku yaalo

  19. mise gorme ayad ugu talagashe ina fasaxdid mano shegikart siankusogno plz plz will yar jwb hdi aragtid qoralkeyga mhdsanid

  20. Safiirka gabadhiisa, safiirka gabartiisa, safiirka inantiisa, safiirka alantiisa, safiirka ariitiisa intaan lahjadood aan ku soo qoray waa afka soomaaliga waana ku heystaa musalsalkaan

  21. Dhaman asxabta fadlan dafka shaqada idin hayo waqti siiya si ay si wanagsan idin ku shaqeeyaan

  22. Asc wr wb idin aweyhee fanproj wa daalne ubax,indha maleh jacayl iyo gabadhi safirka week wa nagu dhib e pleasev waqti kale nogu dara idinko mahadsan

Comments are closed.