Safiirka Gabadhiisa Part. 5
In this video
You Might Be Interested In
Comment (33)
Comments are closed.
s a director in the series ” Sen Anlat Karadeniz ”.iyse Ferda Eryilmaz and Nehir Erdem duo who are the screenwriter of Sen Anlat Karadeniz series will write the script of Sefirin Kizi series which will be screened with a huge production in the partnership of O3 Media and NGM Media.
Sefirin Kızı series will be shot in Muğla region and a solid love story of two young people named Sancar and Nare will be told. Engin Akyürek and Neslihan Atagül will play the leading roles in the series.
Handsome actor Engin Akyurek will shine in the new season of “Sefirin Kizi” series. The actor will play Sancar Efeoğlu.Sancar is a very stubborn and fearless man who loves horse riding.
.
Comments are closed.
SAFIRKA GABADHIISA sodaya plz
plz soo daya noh
Wll imi sac la siidayn
cumaniyinta so daa yaplz
See waxa u jiren ,wllo maba ishaqneya fanproj mise waa xagin ciladu arintaa ma laila qaba mise wa anun
Sbuucii halmar aa soo galisaan horayna maka soo desaan please 7 days dhanaa sugnaa markaa soo galisaanba 2hr kadib mala fasixi karo Please Fanporj
War degdega joojiya dadka commentiga maala yacniga soo qoraayo turjumada dheedheel ayaad u maleysaan dhibka laga soo maraayo maba taqaanin soomaalida qaar iyo ixtiraam kala fog shit
Musalsalkan Sanjar, Nare iyo Gediz love baan ku ahay waxan rajeynaa Nare Gediz inay jeclaato isaga ayay isku nuurayan oo fahmo
See wax ujiraan maba shaqenaayo ciwaanka
Gediz waa midka aan ku heysto musalsalkan waa quf dareema iyo aamina qufka uu jacelyhy dareenkisa iyo dhageysta waana quf ficn waxa rajeyna in aan arko narey iyo gediz xariir wada sameynayo inkasto taas dhici Karin mxaa yelay filinka waa atoore ka ah sanjar
War walalyaal fanprojey cilada naga xaliya fadlan ciwaankii waa noo furmi layahay hadad badalateena noo sheega hal asbuuc banku wareersanahay isku xishooda aqriya cabashadayada fadlan waxnah ka qabta sidagdagh walalyaal
Kaalay maxad noo khaldaysan waa maxay waxn part 5 ma shirkad duulimaad ay noqo tay alla yacdikal cafia ya fanproj sida noo dhama yakhay
yaaqey wil yar so daya iyo safiirka gabadhiisa plz
War cumaaniyiintta waqtigiisa ma ka badasheen , xiisuhu ma yara wax noo sheeg waqtiga aad soo deenaysaan waan sugeyynaa hadaad joojiseena noo sheega
wiilyar nooso galiya plz
Walalayal ma aniga kaligayba mise wad ila qabtin passwork ma forayo maxa dhacay
Wllo nooshega passwork ma labadalay mashaqeynayaane iisheeg wanii tuugyaa
(fanproj.com) waaciwaanka baas werka waa (galoodaawo) kuligood waa faryaryar
Hay
Sxpta afcarabi ku dawada
War kurulus osman naga soo daaya dee wakhtigiisi wuu dhaafe maxd nagag hsysaan
Safiirka gabadhiisa af turki ah yaa rabo youtube ku jiraa
De nio xayaysiska naga dayo filinka so daya
Malin gaar filmka u sameya bila caleek
Akhyaarta fanproj filmaanta diiniga iska soo daaya waayo khayr ayaa idiin ku jira kurulus osman filmaan lamida ayaa jira zoo tarjuuma oo ka sheekeynaya tariikhdii muzlimiinta markA haga ale khayr ayaad ka helayzaan muzalzal naageed wadaan .markay waxaan dhamadaan hap kle u badala
fanproj ciyara naga dhigateen filmad no fasax walalyalow
Musalsalkan waa ku heystaa nare& sanjar
Gabadha Safiirka
asxpta maxaa kudhacay mashaqeenayo ee nooshega
hye nooshega
asxpta maxaa ciwanka maa labadalay
haday wax jiraan noo shego
Asxby wan ina salamy
Fanproj cilada nii heeso maxay tahay