Miran is seeking revenge for his parents he plans to marry the daughter(Reyyan) of the family who were responsible for the death of his parents. Unexpectedly he falls in love with Reyyan,will this change his plans?
In the center of the story is the fate of a young man named Miran, whose parents died through the fault of a man who became his mortal enemy. In order to avenge their death, Miran decides on classic revenge: he seduces Reyyan to destroy the girl, thereby depriving his enemy of the only creature dear to him; his daughter.
Fanproj I love you so much musalsalka abid ugu qatarsan aad noo soo deyseen ee Hercai-Ubax jira oo jooga the best studio ever for ever Fanproj
I love this musalsal wax kale weeye
Mnshlh axla mussal fnbroj
Side u dawan karaa musalsalka ubax jawab
Asc Sidney u Dayan karaa musalsalkan midkasto ima shaqeynayo plz help me
qey bihiisa kale goormaa la daawana yaa
Waan daawan waayey
Si Qurux badan ayaa u daawada waana iinka mahadcelinayaa fanproj
fanproj mnta codsi wataa plzzzzzzzzzzzzzzz ii tix gliya plzzzz musalsalka rangrasiya nsoo turjuma
Musalsalka ubax please nosodaya qeybta ka dhiman
Fanproj maxad no silcinaysan noso daya ubax 27
Hercai waxu noqday fimilki ugu wnganaa sido kale ugunadhaqalo badnaa wow filim cajiib ah indhaha caalamkana soo jiitay mahadsanidiin fanproj
Fanproj xalqadi 28 aad soo daaya
Deh waxa waxy waxazo silica
28ubax mxa helay wad laragtene naga sogaliya azxpy
fanproj xata noo so jwaba hanaga amusinine
Asc fanproj wali idinka mahayno ubax 28 qebihisa mudnanta musalsalad way kalaleyihin ubax sogaliya
Fanproj commenti waan dalney sidan usodoryney tixgalin idinka mahayno musalsalka ubax 28 qibihisa maxa ku dhacay losogalin layahay
Asc walayab wali mahayno musalsalka ubax qebtisa 28 waan idinka codsaneyna plz inosogaliya ubax
Musalsaka ubax 28 qebihisa xararada musalsalka ayad nagu jarten fanproj sidan isudhama inta qeb aadkaheysan inosogaliy
Siden u dawan kara musalsalka ubax plz
Side u dawada musalsalka ubx plz
Asc wllo marka hore thankslkn musalsalka ubax goormu soo galayhawada waan idinka sugan inshallah
Asc
Musalsal ka ubax ma dadka dhan aw u shaqaynayninn mise ani le please iso jawaba
Please side ban udawan kara ubax Inan dawado ban Raba
Sides udawankaraa musasalka ubax plz